A Message From Dr.Abdurahman M. Abdullahi

May the Peace and Blessings of Allah be upon you all. In these moments when our beloved nation lies bruised and tired from over three decades (starting from the Ethiopian-Somali war in the late 1970′s) of downward slide, a robe has been thrown at us by the grace of Allah and the support of people of goodwill to

Latest News and Events

somalia-2012

Hambalyo iyo bogaadin (Bayaan)

(Muqdishu, Somaliya): Xarunta ololaha murashax Dr. Cabduraxman Macalin Cabdullahi (Baadiyow) waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. … Read more..

somalia-2012

Dr. Abdurahman Baadiyow oo soo Booqday Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Prof. Maxamed Sh. Cusman Jawaari

Muqdisho, Soomaliya September 1, 2012 -- Murashaxa Madaxweynanimada ee Soomaaliya Dr. Cabduraxman Macalin Cabdullahi (Baadiyow) ayaa xalay booqday gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane … Read more..

543663_404805989573776_611818555_n

Hambalyo Lo Dirayo Gudoomiyaha Baarlamanka Cusub Mudane Maxamad Sh. Cusmaan Jawaari

  Muqdishu, Soomaliya August 28, 2012 -- Xarunta Murshaxa Madaxweynenimada Soomaaliya  ee 2012 Dr. Cabduraxman Macalin Cabdullahi (Baadiyow) waxa ay  hambalyo iyo boogaadin udiraysaa … Read more..

voa

VOA Ayaa Dood u Qabatay Musharrixiinta

Qaar ma kid ah musharrixiinta xilka madaxweynenimo iyo wleiba baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay dood ay u qabatay idaacadda VOA Somali. Doodda waxaa ka qyabgalay Ra'iisul Wasaarihii hore … Read more..

somali-youth

The Youth for Dr. Baadiyow Campaigning in the Streets of Mogadishu || Dhalanyarada Campaign- ka Dr Abdurahman Baadiyow oo Ka Ololaynaya Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaalada Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya August 23, 2012 -- Dhalanyara campaign-ka murashaxa madaxtinimo Dr. Cabduraxman Baadiyow dardar galiyay ololaha ay kawadan xaafadaha iyo wadooyinka Muqdisho. Dhalanyara o si … Read more..

logo

Warsaxaafadeed: Soo dhowaynta warmurtiyeedka beesha caalamka iyo heerka la soo gaarsiiyay hawlaha xilliga kala guurka

Muqdishu, Soomaliya August 20, 2012 -- Xarunta murashaxa madaxweynenimada 2012 ee Dr. Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi {Baadiyow} waxaa ay soo dhowaynaysaa dadaalka beesha caalamka  ee ku aaddan … Read more..

photo(1)

Dr. Baadiyow Meets Al-Islah (Muslim Brotherhood) in Somalia

Muqdishu, Soomaaliya August 19, 2012 -- Munaasabad ay kasoo qayb galeen madaxda xarakada Al-Islaax oo ka dhacday xarunta olalaha murashaxa madax weyninimo Dr. Cabduraxman Baadiyow ayaa maanta laga ga … Read more..

drabullahi2

Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Waxaan ugu Habalyeynaya Bilashada iida Soonfur (Eidul-Fitri)

  Muqdisho, Soomaaliya August 19, 2012 - Dhamaan Ummada Soomaaliyeed waxaan ugu habalyeynaya bilashada iida soonfur (Eidul-Fitri). Waxaan u rajaynaya shacabka soomaaliyeed in maanta maalinteeda … Read more..

1

Xaflad Lagu Taageerayo Dr. Baadiyow ee ka Dhacday Dalka Sweden

Stockholm, 16 August, 2012 Xaflad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu taageeriyo musharaxa Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi ‘Baadiyow’,  oo ay ka soo qeybgaleen dhammaan qeybaha kala … Read more..

mogadishu-youth-leaders

Mogadishu Youth Leaders in a Campaign Strategy Meeting

Kulan ee Yeesheen Horjoogayaasha Dhallinyarada Ololaha Dr. Baadiyow Waxa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada muqdisho horjoogayaasha dhalanyarada ololaha Dr. Caburaxman Baadiyow iyaga oo isla … Read more..

The Political Programmes

Dr. Baadiyow Badbaadinta Qaranka - (Rescuing A Nation)

Find Us on Facebook